Posts

Showing posts from December, 2017

zakariye cadaani sawirro

Image

HOOYADI DA'DA AHAYD EE LA XUKUMAY

Image
Maxkamad ku taalla Magaalada Jakaarta ee Dalka Indonesia ayaa Sannad kahor waxaa lasoo taagay Maamada ama Hooyada ka muuqata sawirka Hoose iyadoo Gacma-xiran oo lagusoo oogay Fal Xatooyo ah. Waxaa lagu eedeeyay inay Xoogaa Baradho ah ka xaday Goob Ganacsi Maadaama ay Baahneyd aysanna heysan Lacag ay ku iibsato. Ninkii Ganacsiga lahaana wuxuu ku adkeystay in Sharciga la marsiiyo si ay Cibro ugu noqato qof kasta oo ku fikira inuu Baqaarkiisa wax ka xado. Qaadiga Maxkamadda oo Xukunkeeda ka hor aqrinayay Boqolaal qof ayaa isagoo ilmeynaya ku yiri: Hooyo iga raali ahoow, Dadku way simanyihin, cidna kama sareeyso Sharciga, waana ka xumanahay in Maanta lagusooo taagay Maxkamad aan Qaadi ka ahay. Hooyo Maxkamaddu waxay kugu riday Labo Sano iyo Bar oo Xarig ah iyo 73-Dollar oo Ganaax ah oo nooga degan falalka xatooyada ah. Dabeedna Madixiisa ayuu Koofiyad kasoo siibay, wuxuuna ku riday 73-Dollar. Isagoo hadalkiisa sii wato ayuu yiri: Sidoo kale Maxkamaddu waxay xukuntay in qof ka...

xisbiga wadani ma qaranba mise xisbi qabiil

Image
wadani xisbi qaran mise xisbi qabiil xisbiga wadani oo kamida axzabta qaran ee somaliland aay siyaasada kuso biiray 2012 kadib marku kuso baxay doorashadi golaha deeganka ee wadanka ka dhacay 2012 inta wixi ka danbeyay xisbigu wuxu noqday mid sii xogaysanaya dadka ku biiranaya way sii badanayen iyado xisbigu ay ku jireen siyaasin ka so jeeda dhaman beelaha somaliland o dhan  . sidaaso ay tahay xisbigu wuxu galay olole balaadhan o oo siwayn wadanka odhan looga dareemay  tacab iyo maalbana loo huray. lkn gari laba nin kama wada qosliso ee xisbigii tacabka iyo maalkaba lasoogeliyay ee somalilad o dhami soo galisay waa laga guulaystay hadaba marka layskaga yimaado tanaasulki iyo hadalkii gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxman maxamed cabdilaahi cirro oo la odhonkaro wuxu aha go'aan geesinimo leh waxaan aad ula yaabay  niman odoyaala oo ilaa malinti doorashada lagu dhawaaqay  saxaafada la taagan kumanan qancin' wanu qaadacnay' somaliland hadii galbedku madaxwa...