xisbiga wadani ma qaranba mise xisbi qabiil
wadani xisbi qaran mise xisbi qabiil
xisbiga wadani oo kamida axzabta qaran ee somaliland aay siyaasada kuso biiray 2012 kadib marku kuso baxay doorashadi golaha deeganka ee wadanka ka dhacay 2012
inta wixi ka danbeyay xisbigu wuxu noqday mid sii xogaysanaya dadka ku biiranaya way sii badanayen iyado xisbigu ay ku jireen siyaasin ka so jeeda dhaman beelaha somaliland o dhan .
sidaaso ay tahay xisbigu wuxu galay olole balaadhan o oo siwayn wadanka odhan looga dareemay tacab iyo maalbana loo huray.
lkn gari laba nin kama wada qosliso ee xisbigii tacabka iyo maalkaba lasoogeliyay ee somalilad o dhami soo galisay waa laga guulaystay
hadaba marka layskaga yimaado tanaasulki iyo hadalkii gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxman maxamed cabdilaahi cirro oo la odhonkaro wuxu aha go'aan geesinimo leh
waxaan aad ula yaabay niman odoyaala oo ilaa malinti doorashada lagu dhawaaqay saxaafada la taagan
kumanan qancin' wanu qaadacnay' somaliland hadii galbedku madaxwayne yeeshay bariguna madaxwayne ayuu yelanaya iyo muuse madax wayne uma aqoonsanin iwm.
hadalan oo mudo kala danbeyay ayaan anigu is waydiiyay
1-nimanka odoyaasha ee afka reerka ku hadlaya hadana cuqaasha iyo madaxdhaqamedka sheeganaya ma
xisbiga wadani ayay afhayen u yihiin?
2-mar hadii gudomiyihi hadlay oo hanbalyey doorashadi maxaa keenay in laga daba hadlo hadalkii gudomiye cirrona la buriyo?
3-xisbiga wadani ma xisbi qaranba mise waa xisbi qabiil?
arinka markaan eegay inagu waxaan u arkay in ay ku wada socdaan dhaman ardaayada reerka o dhami lkn aanay ku koobnayn ardaa kaliya sabtuna ay tahay
somalida waxay ku maahmada
(in walan tolki ayaa u miir qaba )
hadii arinka khalad loo arko ragan waa la qaban lahaa runtana waa lo sheegi lahaa
lkn waxay u muuqata in wixii lagu xaman jiray xisbiga wadani uu hada dusha u soo baxay
gunaanadki waxa so jeedin lahaa xisbigu haduu rajo danbe ka qabo dalkan iyo dadkiisa arinka oo kale wax wayn ayay yeelaysa sumcadisi waayo xisbigu maaha wax reer kaliya leeyahay xisbiga waxa naf iyo maalba u huray dad badan meelo kala duwanao wadanka kasojeeda markaa maxay noqonaysaa dadki kale marka reer kaliya ay ku hadlaan afkii xisbiga arinkinka halaga fiirsado intu dhawyahana waxna halaga qabto

Comments
Post a Comment