35 Ka Mid ah Dhaawacyadi Qaraxi Zoobe oo Xalay La Gaaray Turkey

Dhaawacyada 35 ruux oo ka mid ahaa dadki si daran ugu dhaawacmay weerarki Sabtidi hore ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay fiidkii ka dagay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.
Saraakiil iyo diblamaasiyiin isugu jira Soomaali iyo Turki iyo qaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta Turkey ayaa uga hortagay garoonki laga soo dajiyay dhaawacyada.
Dadki u gurmaday dhaawacyada waxaa ka mid ah Mustaf Maxamed Caadle oo ka mid ah ardayda shahaadada PHD ku diyaarinaysa magaalada Ankara.
Wuxuu khadka telefoonka ugu warramay Nur Bukhari.
xigasho VOA SOMALI

Comments

Popular posts from this blog

Wa maxay xidhiidhka ka dhexeeya wasiir maxamed kaahin iyo reer sool

Collaadda Beer-dooxa ee Deeganka Ceel-Afweyn Qiso xanuun badan

“Dhulkaygii waxa loo xayiray Wiil Madaxweyne Muuse Abti U Yahay”