AAFOYINKI U REEBAY QARAXII ZOOPE
Maamo Faadumo Xuseen Cali Waa naafo Heysata labo Caruur ah oo da,doodu u dhaxeeyso hal sano ilaa 2 sano Saygeeda waxey ku weysay Masiibadi soobe.Mar aan la sheekeeystay waxa ay ii sheegay.
Hadalkiisa waxa iigu danbeeysay Maalinti sabtiga 8:00pm 14 bishan waxa uu igu yiri lacag ayaan kaga Sarifaa sarif yaraha Soobe. mudo ka dib ayaan wacay teleefankiisa waa dansanyahay dareen ayaa igalay ka dibna dib looma daarin..
Labo Maalin ka dib aniga oo quustay jidka ayaan Baabuur u istaagay Si la iigeeyo Xamar. mar uun aan tago Meeshi iigu wardanbeeysay. waana halkan.
Ninkeega todobaadki laba maalin ayuu soobe keeni jiray. Caday xurmo xirma ah oo u qeybin jiray ganacsato yar yar .waxaan aheen qoos nolashaas ku faraxsan oo ku nool tuuladda koongo oo 5 Km u jirto Jowhar.
Cabdi Ciise Cali ilmaheeyga aabahood Alaha u naxariisto waan ka quustay Nolasheena isaga ayay ku tiirsaneed. oo noo xamaali jiray. Hadana Doowladda Soomaliyeed iyo Ganacsatadda ayaa Ka codsaneeynaa in ay nacaawiyaan.

Comments
Post a Comment