GEERIDA SHEKH JACFAR ABDIRAAN XAFIDKI REER indonesia

waxa maanta geeriyoday qaari'  ahna xaafidki waynaa ee reer indonesia shekh jacfar cabdirqxman

shekha ayaa geriyoday waqti uu xaflad ka qayba galaayay

isago wakhtigaa akhriyayey surada almulka سوره ملك
 {وكان القارئ بدأ بتلاوة الآيات : ” تَبَارَكَ الَّذِي بِيَدِهِ الْمُلْكُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ (1) الَّذِي خَلَقَ الْمَوْتَ وَالْحَيَاةَ لِيَبْلُوَكُمْ أَيُّكُمْ أَحْسَنُ عَمَلًا وَهُوَ الْعَزِيزُ الْغَفُورُ (2)
wuxu sharaxay aayada الأية ” الَّذِي خَلَقَ سَبْعَ سَمَوَاتٍ طِبَاقًا مَا تَرَى فِي خَلْقِ الرَّحْمَنِ مِنْ تَفَاوُتٍ فَارْجِعِ الْبَصَرَ هَلْ تَرَى مِنْ فُطُورٍ (3)”

shekha ayaa markaliya lagu sobooday dhanka wadnaha  isla inyar kadibna wuu geriyada

إنالله وإناإليه راجعون  

Comments

Popular posts from this blog

Wa maxay xidhiidhka ka dhexeeya wasiir maxamed kaahin iyo reer sool

Collaadda Beer-dooxa ee Deeganka Ceel-Afweyn Qiso xanuun badan

“Dhulkaygii waxa loo xayiray Wiil Madaxweyne Muuse Abti U Yahay”